VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalanjo - Lyrics

alow yaa haben qudha uurkeyga qala oo huda oon layga jarin quruumaha kuloolama kuyiraa dartaa uqaado taladaa qandhoode aan qowda kuhayaa wadadeedu dheeraa insha alaah waan qaban qalanjooy inana dee hadii laysu kee qoray oo qoral isu leenahy isla qosli doonaa adna taa qiiraha gali aduunyada qorshaa jira iyo qaaro waaweyn qaxar iyo dhibaatana intaa leyska dhex qaadaa qoonteeda sheekada weyn isla qali doonaa qar qar siiga ujiidoo hawlaha ma qabanaa qalajooy inana dee hadii laysu keen qoray oon qoral isu leenahAY isla qosli doonaa adna taa qiraha gali
Queue is empty
-- / --