VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Qalanjo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdilahi Boqol
Qalanjo

alow yaa haben qudha
uurkeyga qala oo
huda oon layga jarin
quruumaha kuloolama
kuyiraa dartaa uqaado
taladaa qandhoode
aan qowda kuhayaa
wadadeedu dheeraa
insha alaah waan qaban
qalanjooy inana dee
hadii laysu kee qoray
oo qoral isu leenahy
isla qosli doonaa
adna taa qiiraha gali
aduunyada qorshaa jira
iyo qaaro waaweyn
qaxar iyo dhibaatana
intaa leyska dhex qaadaa
qoonteeda sheekada
weyn isla qali doonaa
qar qar siiga ujiidoo
hawlaha ma qabanaa
qalajooy inana dee
hadii laysu keen qoray
oon qoral isu leenahAY
isla qosli doonaa adna
taa qiraha gali

codkii Abdilahi Boqol