hadii aanan xaalku
u aabri keentaye
dusha igaga qarinaye

hadii aanan uma iyo
uurkutaale mooye
wax wanaag ah ka arag

sida aarka mirayoo
halka eray la idhaa
hadaad oofahaygii
ku naxayso yeedhmada

isubkayni maynee
waadiga afgarashada
uuf igaga ridayoo
dhacadkana u adkeeye

ana aamuskaygaan
afka gacan ta saariyo
adman mar ku jalayn
ku idlayso maan maqal
ifka kuugu hadhayo
ilma teena ha dhigan

hadii ay ku aragtee
xagii aan eegmada ee
igu kaa arbeebe

ergo waa la sooro
afti laga dhagayestaa
amuurka waxa jira

wataa irdhaysoo
adigoo aqoon u leh
edeg noo xareysee
jidhjidh loo cantuurya

umagiisha ruuxna oo
aragtida iyomagoshu
wa wax lagu anbinaya
qof kastaba ayaane

ane fale ka meeriyo
nafsi aan adeegsado
adnaha mar ku taaklayn
ifka kuugu hadhayoo
idna teelna hay dhigan

Exit mobile version