filsankiyo quruxdaa
hoos loo dhibeeyoo
farxadiyo asluubtaa
farxad lagu gardaadshay
faduul kama carootoo
fudeed uma dhallan
dhaayihii mar fiirshaa
ku fogaada eegmada
sowjadka fayskiyo
fanaxyadii af kala qaad
sanqaroorka fooshan
fanka tookh kumaan arag
midan kula facdhigayaa
fanka tookhiii kuman arag
siijeedka filan waa
igu noqoyo fiidkan
kaligey faq jeestoo
falaadhuhu igaaren
kaligey faq jeestoo
foosay farduusey
farxadii naftaydaay
fiicni hooyadaabaad
file dheer ka wadataa

Exit mobile version