surmigiyo haraadkiyo
solonkiyo abaaraha
sida roobka loo sugo

dhaaxaynu samirno
saadalku raadher
caashaqeena siriqiyo
sakalkii kasoo iboode

isagoo samaanelayn
soo noqay jacaylkee
salku dhigay xogteese

sanada iyo bila oo
saban aad u dheer ban
halisigasha weheliyo

nolol saawe saawelay
saaray dhibteeniye
caashaqeena sirigiyo
sagalkii ka soo boode

isagoo samaanelayn
soo noqay jacaylkee
salku dhigay xogteese

Exit mobile version