VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wacays - Lyrics

Warka dunidiyoo dunidiyoo Waayihiisaan weerayaayoon Waabinaayaa 2x Wanaagi jiray Waayaa waayaa Soo wareegoon Loo wanqalayaa 2x Wacaysbaan soo sidaa waa wiil Badheedhaan daba wadaa waa gabadh Wacaysbaan soo sidaa waa wiil Badheedhaan daba wadaa waa gabadh 2x Walwaliyo hooy Walwaliyo hooy Warmaheena laga waabshoy i galayee Walwaliyo hooy Walwaliyo hooy Warmaheena laga waabshoy i galayee Weerarkaagii kaagii Waaban waayaan Kuu afeeyoon weerinaayaa 2x Waduxaada iyo Waaga soo hiray Waajib weeyoo Isma weyno ee 2x Wacaysbaan soo sidaa waa wiil Badheedhaan daba wadaa waa gabadh Wacaysbaan soo sidaa waa wiil Badheedhaan daba wadaa waa gabadh 2x Walwaliyo hooy Walwaliyo hooy Warmaheena laga waabshoy i galayee Walwaliyo hooy Walwaliyo hooy Warmaheena laga waabshoy i galayee Warmaheena laga waabshoy i galayee Warmaheena laga waabshoy i galayee
Queue is empty
-- / --