1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
Warka dunidiyoo dunidiyoo
Waayihiisaan weerayaayoon
Waabinaayaa
2x
Wanaagi jiray
Waayaa waayaa
Soo wareegoon
Loo wanqalayaa
2x
Wacaysbaan soo sidaa waa wiil
Badheedhaan daba wadaa waa gabadh
Wacaysbaan soo sidaa waa wiil
Badheedhaan daba wadaa waa gabadh
2x
Walwaliyo hooy Walwaliyo hooy
Warmaheena laga waabshoy i galayee
Walwaliyo hooy Walwaliyo hooy
Warmaheena laga waabshoy i galayee
Weerarkaagii kaagii
Waaban waayaan
Kuu afeeyoon weerinaayaa
2x
Waduxaada iyo
Waaga soo hiray
Waajib weeyoo
Isma weyno ee
2x
Wacaysbaan soo sidaa waa wiil
Badheedhaan daba wadaa waa gabadh
Wacaysbaan soo sidaa waa wiil
Badheedhaan daba wadaa waa gabadh
2x
Walwaliyo hooy Walwaliyo hooy
Warmaheena laga waabshoy i galayee
Walwaliyo hooy Walwaliyo hooy
Warmaheena laga waabshoy i galayee
Warmaheena laga waabshoy i galayee
Warmaheena laga waabshoy i galayee