Burji Iyo Nasiiblaay
barwaaqada Ka Cararaay
abaartana U Baydhaay
khayrka Balo Ka Jeceleey
belo Iyo Baaska Jeceleey

Wuxuu Dumar Ka Baqi Jiray
iyadu U Badheedhaay
bilic Lagu Khasaaraay

Boqoradii Haweenkaay
hablaha Laga La Soo Boxo
bariyo Taan U Haystaay

Jacaylkan Mudada Badan
Baarkanuu Fidhaaiyo
Beer Laxowsi Gaagii
Aan Kabogsoodayee Kowdhe

Buugii Sirtaadiyo
toogtaadii Waan Helay
kaagana Bexee Laba Dheh

Waxaan Baaq U Dirayaa
baxsi Ugu Dubayaa
caashaqeenii Berigii
barbaartii Wax Ka Ogeyd
kali Soor Bagiisiyo
ma Biyihisa Lagaa Helo
bilkubaa Inaad Tahay
ileen Beeni Raad Ma Leh
na Dhex Mari Bariidadu
ileen Waan Isbaranee

Waxay Sobelo Kajoogtaa
boqol Midabya Leyee
kan Dambeed Isbarataan
sidi Togosho Ugu Ridi

Balwadaadu Leediyo
hadii Baarka Curubiyo
bulsho Iyo Taleex Tahay
dhaqanka La’ Maqorsheenee
dhirta Iyo Dhayldu
inte Bari Inte Bari Intee
inte Bari Bay Ku Wadayaan

Exit mobile version