Sida ad dhalantahay oo anku dhalay dadka ka dhawaystee 2x
Dhinacyada wadnaha iyo berku kalgacalkuna runey igaga yala dhabtu jacayl ku yala dhabtu jacayl ku yala 2x
Sida gedaha miraha le odhibici dayray subaxnimo kusodhacay oo dhadabkiyo marabkuba dhirta dacalka saren 2x
Anku dhaweeyo marna aan ku dhehde adiguna ha dheeran 2x
Ilaah ba dhag iyo qurux inta ku dhameya hablaha ta ka dhertee 2x
Waxa gala dhamatiga ifka dheman iyo luul lagu dhafsan maye dhabtu jacalku yala dhabtu jacaylku yalaa 2x
Dhexda taako iyo socod ama dhabarka geenyada sida damalku geesmaray timaa hagan kala dhacay waa waxa idhawacay 2x
Aan ku dhaweyo marna anku dhehde adiguna ha dheeraan 2x

Exit mobile version