VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Heelo las qorey - Lyrics

Maxaan soo horey jacalykoo maxaan hoobey ku idhiyoo maxaan darka uga heesey hankeygu muxuu fogaadey hawaawir muxuu i qaadey maxaan hurdo seexan waayey adoon ii hagar baxaynin miyaad hawshan igu beertey anuubaa kugu hadraayee ileen warba iima hayside nasiibku haduu hungoobo nabsigu waa hiiliyaaye hadaan kula hawl yaraadey hubsan doontide aan habeynee Heeladu waa heelo las qorey Maxan cidla kaaga heesey haweenka maxaan ku dhaafshey maxaan kuu calaacaley daraadaa maxaan kalaabey hirdo doog leh maxan ku moodey maxaan kuugu soo hiloobey adoon ii hagar baxaynin miyaad hawshan igu beertey hubsiimo maxaan ilaawey maxaan hibashada ku raagey nasiibku haduu hungoobo nabsigu waa hiiliyaaye hadaan kula hawl yaraadey hubsan doontide aan habeynee Heeladu waa heela las qorey
Queue is empty
-- / --