dadka wixii dhibayee
dhakaafirayaa
ka dhawaajiyee
midaan dhabarkiyo
dhexda iigu maran
midan dhiiinoo
dhalaalo oo
dhaayaha urooney
naftu kula dhacee
igu dheeridaa
igu dhiganidaa
dharaaroba a waxbaa
kugu soo dhacoo
ku dhaajiyee
dhool soo iftiimiyo
sida dhibica roobkee
midan dhiinoo
dhalaalayoo
dhaayaha uroooney
naftu kula dhacee
igu dheeridaa
igu dhiganidaa
igu dheeridaa
dhool soo iftiimiyo
sida dhibica roobkee
midan dhiinoo
dhalaalayoo
dhaayaha uroooney
naftu kula dhacee
igu dheeridaa
igu dhiganidaa
igu dheeridaa

Exit mobile version