dhulkoo meeshaa ahaa
doog iyo rays barwaaqo
eegmada ma dhaafshoo
adaan kugu xasuustaayee
indhahaygu nuurka ifka
waxay ka qaataanee
ileen adiga weeyaane
miyaan kaa agtagayaa
dhulkaa meesha ahaa
doogiyo oo rays udgoonba le
eegmada madhaafshoo
adaan kugu xasuustaaye
amaantaydu heesaha
intaan u armi ooganayee
ileen adiga weeyee
miyaan kaa agtagayaa

Exit mobile version