sidii fad hilaacayoo
falaaraha nuurka sida
cadceedu kufaafisaa
facaa ka dhex muuqataa
furahiisa iyo niyada farxadeed
fariintaan aawadeed
fadhiga uga sara kacaa
allow ha ina kala fogeyn
inan kugu faano
fagaaraha kaa amaanoo
wanaagaaga ifaray
habon hido fiicanay
sidii fooraha gugoo
dabaylaha fara dawada
xareed laga filanayaa
adigaa kaa faashadaa
hor umasineee
sidaan habalaha kale
uga fadilo
iyadna ugu fiicaneey
filkeed ugu wanaagsaneey
allow ha ina kala fogeyn
inaan kgu faano oo
fagaaraha kaa amaanoo
wanaagaaga ifaray
haboon hido fiicaneey

Exit mobile version