ma anuu keli igu heloo
adigaa kuma gaadhin weli
ileys bexayaa tahoo
ubixii jabuutaa tahayoo
inantii sanadkaad tahee
ilwaad qurux
aragti wacan
naftaydaa ku aamintoo
aduunbuu ku eegayaa
qalbigaa irida ufurtayoo
amaanbuu kuu tirshaa
ma anuu keli igu heloo
adiga kuma gaadhin weli
hablaha aynigaaga iyo
asaagayga oodhan baa
aawadaa u hareermaraa
jaceylkaad abuurtaybaa
indhuhu aragii tabeen
adaan kuu amanoo
ogow urugada jidhkiyo
wadnaha hoy baad utahay
ugbaad aragtidaa dumar
noqon ooriday
hadmaan noqon ooridey

Exit mobile version