yaa ii garaabooo
iga gooyay gantaalkii
jaceylka guhaadkiisii
gaabanaa jaceyl
garanayninbaan
gacalkay ka dhigtee
waan gafeee
inta aan gu in
garaadkay halay celiee
yaa ii garaabooo
iga gooyay gantaalkii
jaceylka guhaadkiisi
gaf aan galoo
god anaa ku dhacoo
hilibkay ku gurmee
waan gafee
inta aan gu in
garaadkay halay celiyee
yaa ii garaabooo
iga gooyay gantaalkii
jaceylka guhaadkiisi
dadka waan giriifoo
goonibaan ubaxoo
gar maqaate noqdee
waan gafee
inta aan gu in
garaadkay halay celiyee
yaa ii garaabooo
iga gooyay gantaalkii
jaceylka guhaadkiisi

Exit mobile version