VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta muhashadii galgacalkiyo - Lyrics

Midhihii = ismaaciil gaaloos Laxankii = cali cumar Muusigii = maxamed karaama Codadkii = cabdikhaaliq iyo farxiyo fiska Muhashadii kalgacalkiyo Muxibadii jacaylkaa Igu maaxanaysoo Markii aan ku eegaaba Nafta mahad u sheegaa 2x Midab kala qurxoon dumar Muuqaalka guudkee Midab kala qurxoon dumar Muuqaalka guudkee Waxa tahay mulaaxiyo Misbaax nuur ifaayoo U miciina aragtida 2x Marwaa tahay xariiriyo Maamuus u dhalatee Marwaa tahay xariiriyo Maamuus u dhalatee Muraayadii qalbigee iyo Maan maan maan maan Maan qaboojisaa tahay 2x Miirkiyo xiskaygiyo Kuu maanku raaco Muran li,i waxaa tahay Gayaankaan ka midee Mawle ii hibeeyoo 2x Geesi miigaanbaa tahoo Maan arag aduunyada Geesi miigaanbaa tahoo Maan arag aduunyada Mid aan kugu maseeyo Aqoon kula masaaloo Raga maanta kula simo 2x
Queue is empty
-- / --