VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta muhashadii galgacalkiyo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdiqalaq M Siraad
muhashadii galgacalkiyo

Midhihii = ismaaciil gaaloos
Laxankii = cali cumar
Muusigii = maxamed karaama
Codadkii = cabdikhaaliq iyo farxiyo fiska

Muhashadii kalgacalkiyo
Muxibadii jacaylkaa
Igu maaxanaysoo
Markii aan ku eegaaba
Nafta mahad u sheegaa
2x

Midab kala qurxoon dumar
Muuqaalka guudkee
Midab kala qurxoon dumar
Muuqaalka guudkee
Waxa tahay mulaaxiyo
Misbaax nuur ifaayoo
U miciina aragtida
2x

Marwaa tahay xariiriyo
Maamuus u dhalatee
Marwaa tahay xariiriyo
Maamuus u dhalatee
Muraayadii qalbigee iyo
Maan maan maan maan
Maan qaboojisaa tahay
2x

Miirkiyo xiskaygiyo
Kuu maanku raaco
Muran li,i waxaa tahay
Gayaankaan ka midee
Mawle ii hibeeyoo
2x

Geesi miigaanbaa tahoo
Maan arag aduunyada
Geesi miigaanbaa tahoo
Maan arag aduunyada
Mid aan kugu maseeyo
Aqoon kula masaaloo
Raga maanta kula simo
2x

codkii Abdiqalaq M Siraad, Farhia Fiska