geesi iyo hanadbaa la gaboodsada
rag ninkii wax garadaa la gar waaqsadaa
waa nin gala abaaloo gudi kara wanaagoo
samo kugu gargaaree

gar eexiyo adoon godob u maagayn
hawshan ila gal ama gooni noqo
aan kaa go'ee

galad iyo ayaanbaa lagu guursadaa
talo aad gorfaysaa geed lala tagaaa
runta laga garaabaa la isuma gayaxee
gees lagama eegee

Exit mobile version