jacayl ma hilmaami karo
aabahaa ma hagaajin karo
aduun aanu heli karayn
ayuu ku hawoonayaa

hadii arin igu habsaday
xageen talo ka hagaaga

hayraarka jacaylka iyo
hadaan hawl daris la ahay
asaynaan heli karayn
maxay ku hagaagi lahayd

Exit mobile version