VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maxaa guurtidii helay - Lyrics

guud ahaan dalkeenii gabi kuwii la doortiyo gadhwadeenkii qarankaa galbeed iyo ilaa bari gayigii burburiyoo goonyaha hargeysiyo saylac iyo boorame shacabkii gadoodiyoo ku gumaaday ubadkii ninkii geela dhacaybaa galey qaad cadiisii kuli baarlamaankiyo garsoorkii ma baaba ay gadhcadaagii aaway maxaa guurtidii helay maxaa guurtidii helay codkii goboladoo idil gidi waad ku shubatoo dhamaan waad ku guuratee geedigan haguuha abaarbaa ku guurtaa adaa guri cas doontoo hududiga habeenkii gudcur guuri maayee saylac laba gar daaqii iyo berbera hilib laguma iibsado kuli baarlamaankiyo garsoorkii ma baaba ay gadhcadaagii aaway maxaa guurtidii helay maxaa guurtidii helay
Queue is empty
-- / --