VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Maxaa guurtidii helay mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

A/Rashid Ali Xamari
Maxaa guurtidii helay

guud ahaan dalkeenii
gabi kuwii la doortiyo
gadhwadeenkii qarankaa
galbeed iyo ilaa bari
gayigii burburiyoo
goonyaha hargeysiyo
saylac iyo boorame
shacabkii gadoodiyoo
ku gumaaday ubadkii
ninkii geela dhacaybaa
galey qaad cadiisii
kuli baarlamaankiyo
garsoorkii ma baaba ay
gadhcadaagii aaway
maxaa guurtidii helay
maxaa guurtidii helay
codkii goboladoo idil
gidi waad ku shubatoo
dhamaan waad ku guuratee
geedigan haguuha
abaarbaa ku guurtaa
adaa guri cas doontoo
hududiga habeenkii
gudcur guuri maayee
saylac laba gar daaqii iyo
berbera hilib laguma iibsado
kuli baarlamaankiyo
garsoorkii ma baaba ay
gadhcadaagii aaway
maxaa guurtidii helay
maxaa guurtidii helay

codkii A/Rashid Ali Xamari