reerba la dooja
nimca lagu dabaala
illahay daryeelaaye

hadii duubi buuxsamo
marbuu kibirku daadshaye

waa duniye waa duniye
wali way danbaysaa
darbaa laba ogsoonane
danta lalama yaabe

waa duniye waa duniye
dal wadaajay qurboo
maxaa doolis u keentay

bal eega aduunka
ruuxi daq iyo ugub
cilmi kuu dadaalaye

dunida aad aragtaan
ragbaa dayaxa dhaafe

waa duniye waa duniye
wali way danbaysaa
darbaan laba ogsoonane
danta lalama yaabe

Exit mobile version