jacal hadi madiisiiyeey adigaa iihoseedoo
hadimada igoysee igamana warhaysiide
eegadii galgacalkana dusha iga haysee
dib miyaan isku kaa halayleen caashaqkuuma
qaadeen haye kuma idhaaheen macankuma idhaah deen
nin dartaa halis ugalay lama gooyo hanaqee
hai gon hareertee gal gacalkan iga hoo
ka ilaali ilaali hadimada

mamuuntiisa caashaqa hadii uu ku helilaa
kaagamaan hadheenoo hab ayaanku siinlaa
mamuumtiisa caasha qa farduusay ku heli laa mac ayaanku siinla
ana hiilka waan ubaahdee ila qabo xaruntoo iiga gaagawac
soohor joog sigaaga dadku himilo raacdee

Exit mobile version