VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muqdisho waa magaalo madax - Lyrics

muqdishaan ahayoo dhal magaalo madaxdii waxan ahay muraayado magacaygu waa guul x2 inkastoo mas iyo good manaxaan aan ii tudhin mudo badan ihaystoo muska ooda jiifeen x2 inkastooy mayeedhaan marastiyo caruurtii madaafiic ku laayeen x2 kuwii maalkayga dhacay kuwii maatida xasuuqay hadaad iga meeriseen waxaa mudan amaan wayn mowlihii na uuntiyo muxamadow rasuulkiii iyo mitid kii dad waynaha mahadanaa alla iskaleh x2 inkaston mashxarado farxad aan maqsuud ahay wax baan muhanayaa wali maaxdii biyuhu iga maqanee maxaa dhacay miyaa maaro looheli x2 musbaaxda iyo leedhkii kama maarmi karayee miyaan maaro loohelin maalintiyo habeenkii rasaas baan maqlaya miyan maaro loohelin x2 alatuugada diranaysiyo maatida ladhacayiyo maydkaa wadada tuban miyaan maaro loohelin x2 maartaa lasiibtiyo bobkiyo mushkiladaha maalkaa dadwaynaha miyaan maaro lohelin x2 dhibaatadaa mutaxan iyo guryahaan lamurux saday lamigaan lamari karin miyaa maaro loo helin x2 malkadii isboortiga ma weeliyo ciyaar iyo ayan muhanayaayee miyaan maaro loohelin x2 maqal iyo isgaarsiin marinkeedii boostada ayaan muhanayaayee miyaan maro loohelin x2 hadaad dan bayseen qabiilada ismaagiyo dhirta iyo dagaalada miyaan maaro lohelin x2 madaalayaalow mudanayaalow mataanahaygow wixii isoo maray halayga mayro mustaq balkayga maamul daacada masuul udoortoo halay mariimo muqdishoo
Queue is empty
-- / --