1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
muqdishaan ahayoo
dhal magaalo madaxdii
waxan ahay muraayado
magacaygu waa guul
x2
inkastoo mas iyo good
manaxaan aan ii tudhin
mudo badan ihaystoo
muska ooda jiifeen x2
inkastooy mayeedhaan
marastiyo caruurtii
madaafiic ku laayeen
x2
kuwii maalkayga dhacay
kuwii maatida xasuuqay
hadaad iga meeriseen
waxaa mudan amaan
wayn mowlihii na
uuntiyo muxamadow
rasuulkiii iyo mitid
kii dad waynaha
mahadanaa alla
iskaleh x2
inkaston mashxarado
farxad aan maqsuud
ahay wax baan
muhanayaa wali
maaxdii biyuhu iga
maqanee maxaa
dhacay miyaa maaro
looheli x2
musbaaxda iyo leedhkii
kama maarmi karayee
miyaan maaro loohelin
maalintiyo habeenkii
rasaas baan maqlaya
miyan maaro loohelin
x2
alatuugada diranaysiyo maatida ladhacayiyo
maydkaa wadada tuban
miyaan maaro loohelin
x2
maartaa lasiibtiyo
bobkiyo mushkiladaha
maalkaa dadwaynaha
miyaan maaro lohelin
x2
dhibaatadaa mutaxan
iyo guryahaan lamurux
saday lamigaan lamari
karin miyaa maaro loo
helin x2
malkadii isboortiga ma
weeliyo ciyaar iyo ayan
muhanayaayee miyaan
maaro loohelin x2
maqal iyo isgaarsiin
marinkeedii boostada
ayaan muhanayaayee
miyaan maro loohelin
x2
hadaad dan bayseen
qabiilada ismaagiyo
dhirta iyo dagaalada
miyaan maaro lohelin
x2
madaalayaalow mudanayaalow mataanahaygow
wixii isoo maray
halayga mayro mustaq balkayga maamul
daacada masuul
udoortoo halay
mariimo muqdishoo