hoobaalaay hoobaalaay
heeliimaalaay hoobaalaay
dhoola cey
midii walaashey
baa ii bukoo
wanaakii bardaalaa
beed kuugu dhisaa
hooaalaay hoobe
goolaay soo buube
boosaasiyo
banaanka ceel buure
een bulshadii timad
baruuriyo caanaa
lagu baahi dilaa
banaan bixi caashaqa

Exit mobile version