garabkayga bidixiyo
wadnahayga midigbaa
bilaneey ku maashoo
naftaa ku culatee
gamaana habeenkii
daweyga guudkoo
waa garamayaa
abal dayaxa sidiisii
kuu soo dooraroo
gardarada waxaa qaba
caashaqan intuu
gooni iihelay
galaba roobka soo kacay
goglayoo dhulkoo idil
qooyay dhamaantood
adaa dhidinaayoo
raadkaaga gurayoo
gocoshadeydani
gacna iigu tiirnayd
gardarada waxaaqaba
caashaqan igalay
intuu gooni iihelay
adna aan ku gaadhin

Exit mobile version