hadaan dhalinyaradii nahay
inaan ku faano dhalashada
aan la diidino looga tago
ogow wuu rogmadaaye
dhaayihii ceeb malayee
haabeeyoo hoobeeyooyu
dhaqanku wa geed har weynoo
dhulkana xididaa ugaalaa
dhir iyo laamaa ka baxa
dharkaan xidhanayno weyane
dhaliil iyo ceeba malahee
hoobeeyoo hoobeeyooy

Exit mobile version