xilliga hargeysaay
taariikh xanbaar
ka warama xogtaade
xuduntii barbaartay
xuduntii xuurancayntaa
xuduntii fanaankay
hargeysaay

xiiso waxaan u qaba weyn
xili imashadaado
xashxashka daawada
kama xiiso gooye
dhulka xerosanbaa tahay
hargeysaa xerosanbaa tahay

xilo waad ku dhaqantaa
hageysaay
xagaa waad ka talisaa
hageysaay
gacal waad xurmaysaa
hageysaay
xigtana waad u gogoshaa
hageysaay

xilliga hargeysaay
taariikh xanbaar
ka warama xogtaade
xaruuntii dalkaygaa
beerti xoriyadaay
xuduntii abwaankay
hargeysaay

xiiso waxaan u qaba weyn
xili imashadaado
xashxashka daawada
kama xiiso gooye
dhulka xerosanbaa tahay
hargeysaa xerosanbaa tahay

Exit mobile version