VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubaxeey - Lyrics

adsaa ubaxeey tashadeey uurkayga ku beertayoo nafteydana ku aamintee amaantaadoo qalbii asluub dhaqan iyo wanaag intuba kugu dhantahee marnaba midi lahayne astaantii caashaqa iyo waxaad iitahay aduumn aroos baan kula rabaa inaan oori kaa dhigtoo ahaano ul iyo diir adaa ubaxeey aduunyada aynigaa kaa doortayoo kaa jeclahee ilays oiisoo baxooo aayaha aan la qaybsadoo aynig=eed ugu sidatoo asla dhalad soomaaled astaantii caashaqa iyo waxad iitahay udgoon aroos baan ku lA rabaa inaan oori kaa dhigtoo ul iyo diir ahaano
Queue is empty
-- / --