VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ubaxeey mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdisalan wajaale
Ubaxeey

adsaa ubaxeey tashadeey
uurkayga ku beertayoo
nafteydana ku aamintee
amaantaadoo qalbii
asluub dhaqan iyo wanaag
intuba kugu dhantahee
marnaba midi lahayne
astaantii caashaqa iyo
waxaad iitahay aduumn
aroos baan kula rabaa
inaan oori kaa dhigtoo
ahaano ul iyo diir
adaa ubaxeey
aduunyada aynigaa
kaa doortayoo kaa jeclahee
ilays oiisoo baxooo
aayaha aan la qaybsadoo
aynig=eed ugu sidatoo
asla dhalad soomaaled
astaantii caashaqa iyo
waxad iitahay udgoon
aroos baan ku lA rabaa
inaan oori kaa dhigtoo
ul iyo diir ahaano

codkii Abdisalan wajaale