abaal waa ruux galiyo
mid guda oo gacan ceshe
garwaaqsani inaad goob tahay
garaad iyo garasho wacan
gabdhaha kaasoo xushoo
gayaankaa ado qudhaan
gacalo kaa aaminee
qalbigan adaa gogladay
cishqiga gaaxday samaan
guushiyo libintana ku faan

galad iyo waa ayaan
inaan guri kula galee
waxaa tahay gaari goba
galbis iyo gaaf ku wacan
naftaad farax galisayoo
adaan kuu gooniyee
gacalo maankaaga gali
qalbigan adaa gogladay
cishqiga gaaxday samaan
guushiyo libintana ku faan

Exit mobile version