anigoo dhareer candhuuf dhibica iyo u dhaxeeya biyo
dhexdeedaan ku koray sanad bilo ka dhiman
dhimasha iyo nolol hooyo dhinacna jirin
dadku dhawrayeen maalin aan dhashoo hooyo anan dhibin
hooyo soo dhawoow ifka dhawrsanoow
aaakhira dhan janadii dhadhami
noloshaba dhamaan dhabti waa adi

markii aan dhashee dunida dhex imid dhamays anoon ahayn
dhalaanoo murjuca ti dhawrtayee
dhabta igu habtee naaska ii dhigte
dhawaaq oohinee dhaguhu maqlan wax i dhiba jeclayn
hooyo soo dhawoow ifka dhawrsanoow
aaakhira dhan janadii dhadhami
noloshaba dhamaan dhabti waa adi

Exit mobile version