VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Heello mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdiwali Sayidka
Heello

Sidii hogol da'ay hilaac biyo dhigay
Ka helayoo waan hubaayee
Hanaan qurux haybadaadiiyee

Haasaawiyo hidaheenii
Midii aan helayn habeen qudha ee
Hawadaan sida haad lalay

Haadiyo shinbiruhu
Haday san kala hadhin
Habeen iyo maalin
Hadaan la kala helin
Hayadu waa hadal
Dadkuba kala helo
Qofaan biyo helin
Haraadka kama baxo

Heelala heelalay heleelahayee
Oo heeladu heeladeenii weeyaane
Oo habeeya halkuu lahaan jiraye
Oo qofkii hadlayaaba ha iska hadlee
Oo heelada ina hanuuniyaa tumayeey
Oo hidiyo dhaqan heelo loo tumay iyo
Helele helele helele heleey hele hele hele

Habeen hogol da'ay Halkii la igu helay
Miyaad hubiseen Waan habaabaye
Hurdada hamigeeda ma haysaane

Habaabaye waan hiloobaye
Halkii aan hiigsaday ma haysaane
Hawadaan sida haad lalay

codkii Abdiwali Sayidka