Sadax sano iyo dheerad
Intaa wan ku sugayoo ooh ~~
Sacdiyooy daraadaa sidey
Noqon ba mooyee….2X

Adigune sacdiyaay
Naftan iilka loo sidoo sacabada
Ku soo qaad….2X

Subax waliba waan ku
Sugayaa sacad waliba wan ku
Sugayaa samri wayay aawgaa
Adigeey i sitee sacdiyaay
Adigeey I sitee
Adigeey I sitee sacdiyaay
Adigeey I sidee sacdiyaay…2X

(((BOGGA LABAAD)))

Socodki iyo sinan shaha
Suradaan aad leedahaan so
Higanaya yey sidey noqon
Ba moyee….2X

Sacdiyooy waxaad tahay
Sagalkii arooryad ama
Seyma galab da’ay…..2X

Subax waliba waan ku
Sugayaa sacad waliba wan ku
Sugayaa samri wayay aawgaa
Adigeey i sitee sacdiyaay
Adigeey I sitee
Adigeey I sitee sacdiyaay
Adigeey I sitee sacdiyaay…..2X )))

Lyric by Dayran omar

Exit mobile version