sidan qaaba qowseen
u qaatare u joogsade
ehelkiyo qaraabadu
qur'aan igala dalan
heesaha qaboobiyo
hana shubo qaraamiga

marna waxaan habalaha qira
qosolbeen lama rogo
qalbi nabar ku yaal
qaboobine
qufac iyo kalgacalba
qarsoomine
qotobee weerar
igu qarax jacaylkii
waxaad qaban se moyan

qalbii diray ilahay
waxba kama qarsone

nafsii qiimo la radshiyo
haduu qaayo leyahay

qormo lagu nagaadiyo
qalwaan kuu baneeyo
dhagta la qabta ma lihid
intay waano qaade

marna waxaan
hablaha qiro
qosol beena lala rogo
qalbi nabar ku yaala
qaboobine
qufac iyo kalgacalban
qarsoomine
qotone weerar so korodh
igu qarax jacaylkii
waxaad qaban se mooye

Exit mobile version