Bal iday bal iday bal idaawo
Bal iday bal iday bal idaawo
Bal iday bal iday bal idaawo
Hada day hada day hada daawo

Beertii jacaylkee
Bilaneey abuuraa
Baylah ka dhawree
Bal iday bal iday bal idaawo
Hada day hada day hada daawo

Ifraaxeey daraadaa
Ifraaxeey daraadaa
Badidood haweenbaan
Baashaalka diidee
Bal iday bal iday bal idaawo
Hada day hada day hada daawo

Axdigii ma beeneen
Burburkaan ka dhawraa
Balantiyo jacaylkii
Bal iday bal iday bal idaawo

Bal iday bal iday bal idaawo
Bal iday bal iday bal idaawo
Bal iday bal iday bal idaawo
Hada day hada day hada daawo

Caawana barwaaqiyo
Farxadiyo badhaadhaan
Kula barbar taagnee
Bal iday bal iday bal idaawo
Hada day hada day hada daawo

Ifraaxeey daraadaa
Ifraaxeey daraadaa
Badidood haweenbaan
Baashaalka diidee
Bal iday bal iday bal idaawo
Hada day hada day hada daawo

Axdigii ma beenayn
Burburkaan ka dhawraa
Balantiyo jacaylkii
Bal iday bal iday bal idaawo

Bal iday bal iday bal idaawo
Hada day hada day hada daawo
Hada day hada day hada daawo

Exit mobile version