VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Kulan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Kulan

Gu'barwaaqadiisaa
Iyo go'boda jiilaal
Midba goonidiisay
Guni oogu fooftaaa
X2

Waanay gudbooniye
Guul ii abuurtee ila
Garo jacaylkaan cidla
Kula go'doomay x2

Iigar gaar dhibtaadii
Igu gooni yowdoo
Gaar ii ahaatoo naftu
Ga'ma ladiidee x2

Guga aad tilmaantay
Gabi giiba dhaaftoo
Gardariyo ilaaq baad
Ila soo galaysaa x2

Garashiyo aqoontana
Ruux iyo garaadkii
Yuu gar ugu taamaa
Talo uu gudoonshaa
X2

Maan garan jacaylka
Aad ga'ma ladiidee
Soo gaba gabeeyoo
Ii sheeg go'aan kaa
X2

Waa galin aduunyoo
Laga garab caraabee
Noloshaabay geeri
Garab keeda taalaa
X2

Guduudan habeenkii
Dhaxantiyo gowraha
Ka gabodsan waayaa
Gego ciirsi moodaa
X2

Nabsi lama guntada
Oo layskumana goyee
Gabadh yahay ogow
Oo ha igooniyaynin
X2

Hadal keena googaa
Cigale hagalininee
Naftu gooni diidaa
Howl kama samaate
X2

Xaalkaad garwaaqsi
Iyo gorow ka wayday
Gudhan kaa ahaadaa
Lama sii gujeeyee
X2

Nabsigaad guntaysay
Guud kayga saartay
Goortii udaaayoo
Maysan gaarin x2

Taageero gacaleed
Waa la isu geestaaa
Gubashada naftaydan
Uu galay jacaylku x2

Kaa gaabsan waydaa
Kuu gabi dhaclaysaa
Waaloo garaabaa
Godka laguma tuure
X2

Hamaday guurbaan
Gabadh yahay ujeeda
Adna iga gudoomoo
Ha i gooniyaynin x2

Adoon gabina fuulin
Garbana isku qaadin
Xaajadan go'aan ka ah
Iga garowsan waydid
X2

Waxa geed garaacaa
Ninka gudin u haystee
Gabadh wiilka doonaa
Guriguu ka dhisaaa
X2

Guurkana asaagay
Waan ula gud boonee
Ana goonidaydaa tala
Goosan maayee x2

codkii Abdullahi D Sooraan