VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Afuraay - Lyrics

Waa ayaamu khayrkii Ilaahay na barayee Aan wada sugaynee Abshiraysta ramadaan Ala ku ramaystee Amarkiisa qaatee Anfacadaa ka soomo Afuraay afuraay 2x Alahu akbar alahu akbar Subxanalah alaa weyn 2x Ajarkeed ramadaan Aaydaha quraarkiyo Aaxaadiistu say tidhi Ilaahbay u gaarto Abaalkeeda gudayee Ahlu khayrka soomow Waydiin ahaatee Afuraay afuraay 2x Alahu akbar alahu akbar Subxanalah alaa weyn Lailaaha illalaahu Maxamadu rasuulu lah Alaa weyn 2x Waa bishii islaamkee Inta dibada joogtiyo Somalida awodale Ehelkiin qaraabada Qaarba la jaree Aan awood lahaynee Ugurmada dadkiinoo Afurkooda siiyaa Alahu akbar alahu akbar Subxanalah alaa weyn Lailaaha illalaahu Maxamadu rasuulu lah Alaa weyn 2x Alahu akbar alahu akbar Subxanalah alaa weyn Lailaaha illalaahu Maxamadu rasuulu lah Alaa weyn 2x Ibleys waa la xiraayoo Albaabada janada udil Alaa noo furaayee Aan salaatu laylkiyo Taraawiixda aadnee Umadaha islaamkee Ilahood u soomoow Afuraay afuraay Alahu akbar alahu akbar Subxanalah alaa weyn Lailaaha illalaahu Maxamadu rasuulu lah Alaa weyn 2x Alahayow adoonkii Afka xidhay dharaartee Akhrinaaya ducadee Aawadaa usoomay Aqbaloo ajiiboo Ifka samo ha waaree Aakhiro janada gee Afuraay afuraay Alahu akbar alahu akbar Subxanalah
Queue is empty
-- / --