VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Afuraay mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdullahi Weheliye
Afuraay

Waa ayaamu khayrkii
Ilaahay na barayee
Aan wada sugaynee
Abshiraysta ramadaan
Ala ku ramaystee
Amarkiisa qaatee
Anfacadaa ka soomo
Afuraay afuraay
2x
Alahu akbar alahu akbar
Subxanalah alaa weyn
2x
Ajarkeed ramadaan
Aaydaha quraarkiyo
Aaxaadiistu say tidhi
Ilaahbay u gaarto
Abaalkeeda gudayee
Ahlu khayrka soomow
Waydiin ahaatee
Afuraay afuraay
2x
Alahu akbar alahu akbar
Subxanalah alaa weyn
Lailaaha illalaahu
Maxamadu rasuulu lah
Alaa weyn
2x
Waa bishii islaamkee
Inta dibada joogtiyo
Somalida awodale
Ehelkiin qaraabada
Qaarba la jaree
Aan awood lahaynee
Ugurmada dadkiinoo
Afurkooda siiyaa
Alahu akbar alahu akbar
Subxanalah alaa weyn
Lailaaha illalaahu
Maxamadu rasuulu lah
Alaa weyn
2x
Alahu akbar alahu akbar
Subxanalah alaa weyn
Lailaaha illalaahu
Maxamadu rasuulu lah
Alaa weyn
2x
Ibleys waa la xiraayoo
Albaabada janada udil
Alaa noo furaayee
Aan salaatu laylkiyo
Taraawiixda aadnee
Umadaha islaamkee
Ilahood u soomoow
Afuraay afuraay
Alahu akbar alahu akbar
Subxanalah alaa weyn
Lailaaha illalaahu
Maxamadu rasuulu lah
Alaa weyn
2x
Alahayow adoonkii
Afka xidhay dharaartee
Akhrinaaya ducadee
Aawadaa usoomay
Aqbaloo ajiiboo
Ifka samo ha waaree
Aakhiro janada gee
Afuraay afuraay
Alahu akbar alahu akbar
Subxanalah

codkii Abdullahi Weheliye