Aj:
Barashada kal gacal
Baahida jaceyl
Beerka iyo haduu
Badankeega dagay

Basna aan u ahay
baxsaneey adiguna
Baashaada qabo ooo

Billow waa heshiis
La isla baaxiyee
Barbaartaada qabo oo
Lama beelacshee

Xaawo kiin:
Xiisaha batiyo
Baholyoow galgacal
Bidixdiyo haduu
Bagga ii dhaxdagay

Birta way iduldaalaa
Baxsanoo adiguna
Bahashaada qabo

Barrow waa dhismaha
Loo baahanyahay
Adna bidixda qabo ee
Lama beerlaacshee

AJ:
Adaan kuu bagoo
Farxad ila biloow
An wada baxnoo
Isku beer noqonee

Bukaan taan u ahayee
Baxasaneey adigana
Bahshaada qabo oo

Billow waa heshiis
La isla baaxiyee
Barbaartaada qabo oo
Lama beelacshee

Xaawo kiin..
Ugu yarey bulshada
Arooskayna bilan
Aynu bayno deen
Batar iyo ciyaar

Ku baxdooobayoo
Barwaaqada anniga
Bismilah aan ku oran

Barrow waa dhismaha
Loo baahanyahay
Adna bidixda qabo ee
Lama beerlaacshee

Exit mobile version