Damiir qof leh baan
Ahoo hankiisu wax
Doonayee sidii
Dumar lagu yaqiin
Waxaan faro kama
Dagaan X2

Markii aan dood
Galnana dirir bay
Taagan tahay hiyigii
Bay dabar jartoo inay
Idishay rabtaa idishay
Rabtaayee X2

Hadaan duhurkii
Hadloo sidaan
Dabinka ugu dhacay
Dhibka aan dibada
Dhigo dadkaa iga
Yeelayee X2

Hadaan daji aan
Is dhaho dambiil-
Uhu waa aniga ifkaba
Wax daween karoo
Iyadu ku dagtaan
La ahay X2

Sidii ruux dil uxukuman
Qareenkaa udoodayaa
Dambiga uu katirtiro
Afkay ku dagaalantaa
X2

Hadaan duhurkii
Hadloo sidaan
Dabinka ugu dhacay
Dhibka aan dibada
Dhigo dadkaa iga
Yeelayee X2

Exit mobile version