Ma ogtahay ilaysay
Anigoon ku aragoo
Indhuhu ku qaban
Baan udugaga gaar
Ka ah indheer kaad-
Areemaa x2

Aduunyada dhaman
Teed waxa uun ku
Noolee hablaha jira
Asaagaa naftu tay
Abaartee ogolaatay
Baad tahay x2

Ulashada kalgacal
Kiyo waxa uurka
Tabayana alla aan
Ka sugayaa aqbal
Inuu isiiyee x2

Ma ogtahay ilaysay
Ilo wada xareed iyo
Sida egan barwaaqo
Ah adigaa ideeqoo
Kugu uur samaadaa
X2

Afku wuxu layeeriyo
Erayada kasoo baxay
Hadii lasoo aruurshoo
Tiro lagu ekeeyana
Amaantaada weeyee
X2

Ulashada kalgacal
Kiyo waxa uurka
Tabayana alla aan
Ka sugayaa aqbal
Inuu isiiyee x2

Exit mobile version