VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maalmaha - Lyrics

Maalmaha qaloocaa Hadii ay kaa maroor- Aan waa muraayad Waayuhu caashaqu Ka muuqdee x2 Marbaan sida may- Eedhaan mudo aam- Usaayoo isha midhiq Ka siiyaa x2 Mar waxaan idhaah Daa siday tahey mar Curad geel ilmihii Mowdku kala tagey Maqaarsaarka ciidaa Yaa maali jirayeey X2 Marbaan mawjadaha Dheer maaaxaa dhex Doodoo muuqeygaa La'arkaa laakiinse Aan maqanahey Intaasoo marxalad- Ood anigoo kasoo Marey ma huraan Dhulkeeniyo manax- Aanka caashaqa ayan Maanta ka horow ma Hiigaanku igu dhicin X2 Waayaha ma suugaa Hadii uu kaa madaw Yahey waa amuuriyo Deebaaq cashaqa Mafilayee x2 Marbaan mudanta Ciidaa cadaw iga Maroo ihel murugo Ciil la ooyaa x2 Mar waxan idhaah Daa ragna natiisa Mooyee maaaree Dhibaatee mintidoo Is diidsii muhashana Iskaa ilow x2 Marbaan malaha be- Entaa mintidoo maryo Uxirtey maaweeliyaa- Yoo maaheen jacay Maqantahey x2 Intaasoo marxalad- Ood anigoo kasoo Marey ma huraan Dhulkeeniyo manax- Aanka caashaqa ayan Maanta ka horow ma Hiigaanku igu dhicin X2
Queue is empty
-- / --