VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Maalmaha mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdulqadir Aj
Maalmaha

Maalmaha qaloocaa
Hadii ay kaa maroor-
Aan waa muraayad
Waayuhu caashaqu
Ka muuqdee x2

Marbaan sida may-
Eedhaan mudo aam-
Usaayoo isha midhiq
Ka siiyaa x2

Mar waxaan idhaah
Daa siday tahey mar
Curad geel ilmihii
Mowdku kala tagey
Maqaarsaarka ciidaa
Yaa maali jirayeey
X2

Marbaan mawjadaha
Dheer maaaxaa dhex
Doodoo muuqeygaa
La'arkaa laakiinse
Aan maqanahey

Intaasoo marxalad-
Ood anigoo kasoo
Marey ma huraan
Dhulkeeniyo manax-
Aanka caashaqa ayan
Maanta ka horow ma
Hiigaanku igu dhicin
X2

Waayaha ma suugaa
Hadii uu kaa madaw
Yahey waa amuuriyo
Deebaaq cashaqa
Mafilayee x2

Marbaan mudanta
Ciidaa cadaw iga
Maroo ihel murugo
Ciil la ooyaa x2

Mar waxan idhaah
Daa ragna natiisa
Mooyee maaaree
Dhibaatee mintidoo
Is diidsii muhashana
Iskaa ilow x2

Marbaan malaha be-
Entaa mintidoo maryo
Uxirtey maaweeliyaa-
Yoo maaheen jacay
Maqantahey x2

Intaasoo marxalad-
Ood anigoo kasoo
Marey ma huraan
Dhulkeeniyo manax-
Aanka caashaqa ayan
Maanta ka horow ma
Hiigaanku igu dhicin
X2

codkii Abdulqadir Aj