Asaagay lama hadloo
Asxaabtii ka wada go'
Oo adaan kugu gooniye

Aroor walba iyo habeen
Aqal kaan agtaaganoo
Ayan qudha kuma arkee

Inaad ii iman ba waydo
Hadii ay kula ekaatay
Aqoon taada aad ka
Keentay

Exit mobile version