maluulaa tahayee
makugu dheeli karaayee
misna waa soo arkayee
dhibaato weynaan ku dhacee
adna ma ii dhaafin kartaa
dhabtay waaye dhaaran maraye
makaa dhamiye iisoo dhawoow
iidhiiib ha iloobin kaalay ila dheel

dhaayahaygaad tahayee
ana sideen kuu dhi waayee
midkasta waa soo arkee
dhibaato weynaan ku dhacee
adna ma ii dhaafi kartaayee
dhabtay waaye dhaaran maraaye
makaa dhamiye iisoo dhawoow
iidhiiib ha iloobin kaalay ila dheel

Exit mobile version