dhawaaqii ma dhaawacaaye
dhididkaa waa ii maluul
dhex yareey dhalaal badneey
ad maan ku dhaafi karaayee
dhibta waa ti iga qaadee
wax kuu dhigan waayee
dhameystirkii noloshaydiyey
admaan kugu dheeli karaaye
makuu quuriye dhaxantan kula
nacaa dhaxmankugu dhaafi karee
dhibkaa waa i dhibaaa
manaan dhinta oo dhadhaar fuule
dharkee leli saarinee haleew
ku dhaqee dhuwi dharerkedee

dhagax meeldhawaa kudhacaaye
dhawaaaqna meel dheeree
dhalaal badneey dahirtii hablod
admaan ku dhaafi karaaye
dhuuxa iyo lafaha iyo dhiigayga
dhamaana dawooy adaa ku
dhuntaye ma ii dhaamin kartaaye
dhraar iyo habeen dhaayahaa
kuula dhafraa soo dhuumo
dheelnee dhaxantaan iigu imow
manaan dhinta oo dhadhaar fuule
dharkee leli saarinee haleew
ku dhaqee dhuwi dharerkedee

Exit mobile version