VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha iloobin - Lyrics

ogow aadan iyo xaawo abliiskii kala geeyaa ilmihiisana agjooga iska ilaaliyeee lawada uurkooda israaca ay kala oodaan arintoo iimaanka aad iga qaadee see kuu iloobi karaaa amba uurka aad iigu tala aad u adkee axdigeee abiikar asli ha iloobin adimaa ku iloobi karaa adi maa ku iloobi karaa amba waan ku ishaartee uurkaa iigu taaleee markii ku arkaan arwaax ii aheee abliis amuurtiis iga aale i aamin i afyahay ma oge amba uurka iigu taalee aad u adkee axdigeee iimaanka aad iga qaade seen ku iloobaa aragaa abiikar asli ha iloobin adimaa ku iloobi karaa intiis eebe abuuree aduunka ku ordaysoo maseelkago kaleetii waa arki waayayeee ruux ahaan iigu afdodiye ubax janadaa tahaye iimaanka aad iga qaade seen ku iloobaa aragaa amba uurka iigu taalee aad u adkee axdigeee abiikar asli ha iloobin adimaa ku iloobi karaa amaan iyo af macaane aabe noo ogolaatee inaan u istareexnaa abaalkaa waayeee igaar adkaar ma arkaaye ishii adaay ku raacdayee amba uurka iigu taalee aad u adkee axdigeee iimaanka aad iga qaade seen ku iloobaa aragaa abiikar asli ha iloobin adimaa ku iloobi karaa
Queue is empty
-- / --