haween xulashadoodaa xilihii janadiyo
xalaal lagu nagaadaay ubadkaad xanaanada
xirfad lagu bar baarshoo xil kas hoyadooday
bulsho hibin la hiigsado dadna xadhig dabraayeen
cunta xirashadoodaay
xidigtii qarniga iyo jacayl aan xasuustaba
xidid laga waraabshiyo xuduntuu ka beermaay
caraaga iyo quruxdii xiisaha kalgacalkiyo
xuural cayn la mahad shaay xubigiyo karaamada
xaruntii mil gaha iyo xishoodkaba hugiisaay
xigto higashadiisaay dhaqan xeerintiisaay
xogta iyo aqoontaay

Exit mobile version